Deg-Deg:-Xukuumada Somaliland Oo Hadda Ka Hadashay Weerarkii Caarre Iyo Khasaaraha Kasoo Gaadhay.

0
166

Ceel Afweyn (arooryomedia):- Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland oo ku sugan magaalada Ceel afweyna yaa waxaa uu ka Hadley weerar xalay uu Korneyl Caare ku soo qaadey degamada ceel Afweyn

Wasiirka ayaa sheegay in weerarkaas aanu wax khasaare ahi ka dhalanin balse Caare uu doonaayo inuu wax yeelo nabada Ceel Afweyn lagu gaadhey oo gunaanad keedii hada loo joogo waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.