Garaadka Guud Ee Somalida Itoobiya Garaad Kulmiye Oo Eedeymo U Jeediyey Buuga Uu Qoray Wasiir Guribarwaaqo + [ Muuqaal ]

0
223

Jig Jiga (Arooryomedia):- Garaadka Guud ee deeganka Somalida Itoobiya Garaad Kulmiye ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey buug uu qoray wasiir Guri Barwaaqo taas oo wax lagaga sheegay Halgankii Sayyid Maxamed Cabdile Xassan iyo qaar ka mid ah haweenka reer Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.