Golaha wasiirada Puntland ayaa si cad u sheegay safarka madaxweyne Biixi ugu baxayo gobalada Bariga+Jawaabta Kaga Aadan Oo Ay Caddeeyeen.

0
146

Hargeysa (Arooryomedia.com):- Golaha Wasiirada Maamulka Puntland  oo magaalada Garoowe ku yeeshay Kulankoodii Khamiista ayaa waxaa ay madaxweynaha Somaliland ku eedeyeen  in uu rabshado hor leh ka abuuraayo gobalka Sool waa sida ay  hadalka u dhigeene

Golaha wasiirada Puntland ayaa si cad u sheegay in safarka madaxweyne Biixi ugu baxay gobalada Bariga ay tahay mid  uu ciidamo ku soo raray hadaf kiisuna yahay sidii gobalka Sool dagaal looga ridi lahaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.