HANBALYO MEHER WACAN…

0
172

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo

Hargeysa (Arooryomedia) Waxey hanbalyo meher wacan hawada u marinayaan dhamaan hawl-wadeenada warbaahinta caalamiga ah ee AROORYOMEDIA.COM Boqorka iyo Boqorada kala ah:-

Eng Ahmed Jama Adam

                          &

Nasteexo Mohamed Adam

 

Oo maalinta bariya oo ay taariikhdu ku beegantahay 12/04/2019 meherkoodu ka dhici doono Maamuus Hotel .

Waxaanan ugu duceynaynaa ducadi rasuulka (csw) oo aan leenahay.

  بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.