Uganda Airlines oo duulimaadkii u horreeyay ku soo gaartay Muqdisho

0
60
Khamiis, Augusto, 29, 2019 (HOL)-Diyaaraddii u horreeysay ee shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa goor dhow soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.
 

Duulimaadkan ayaa billow u ah duulimaadyo toos ah oo isku xiraya Muqdisho iyo Kampala.

 
Xaflad lagu daahfuray duulimaadyada ayaa lagu qabtay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
 
Uganda Airlines ayaa dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay, muddo 18 sanno kaddib, iyada oo shirkadda ay billowday duulimaadyo ay ku tageyso dalalka gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.