Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filaayo Inay Bari Dib Ugu Soo Laabtaan Magaalada Hargeysa .

0
154

Hargeysa (Arooryomedia):- Waftigii uu  hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in maalinta  bari ah uu dib ugu soo laabto caasimada Hargeysa .

Qaaban qaabada Soo dhaweynta madaxweynaha ayaa ka socota magaalada taas oo ay wadaan masuulyiinta degmada iyo gobalku

Madaxweyne Biixi ayaa todobaad-yadii ugu danbeeyey waxaa uu safar u maraayey gobalada Bariga Somaliland taas oo uu labadii habeen ee ugu danbeeyey na uu ku sugnaa magaalada Berbera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.